Gudoomiyihii Degmada Hodan oo la dilay kadib markii uu Muqdisho kusoo laabtay

Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdi Karim Dhagajuun kadib markii rasaas culus ku fureen gaarigii uu la socday. Sida aan wararka ku helnay Gudoomiyaha ayaa lagu dilay Xalay Saqdii Dhaxe Isgooska Jid Mareexaan ee degmada Howl-wadaag , waxaana la sheegay in rasaas ku … Continue reading Gudoomiyihii Degmada Hodan oo la dilay kadib markii uu Muqdisho kusoo laabtay